youtube image
From YouTube: May 7, 2020 Kuv Lub Nroog Minneapolis – WIXK 1590 AM

Description

Meey 7: Waxyaabaha aan ka ognahay cudurka COVID-19 iyo u adkaysiga cidlada.
Maxamed Yusuf oo ka socda Waaxda Caafimaadka ee Minneapolis ayaa idin siinaya akhbaartii ugu dambaysay ee ku saabsan siyaabaha aad isaga ilaalin karto inaad qaaddo cudurka COVID-19ka iyo waxyaabaha dadka cudurka uu ku dhacaa ay filankaraan. Cabdullahi Maxamed oo ka socda Metro Behavioral Health ayaa isna ka hadli doona cidlada iyo dhibaatooyinkeeda.