youtube image
From YouTube: Dhigashada jidadka Magaalada (Parking on City Streets, Somali)

Description

Fiidyowgan taxanaha ah ee Minneapolis ee loo yaqaan "Ma ogtahay" waxaad ka barataa jidadka baaburta lacag la'aan loo dhigto iyo qalabka lacagta lagu guro ee baabur dhigashada.