youtube image
From YouTube: Xaaqid Wado (Street Sweeping, Somali)

Description

Ka daawo fiidyowga taxanaha... ee Minneapolis ee loo yaqaan 'ma ogtahay' siyaabaha iyo sababaha Minneapolis jidadka ay u xaaqido oo ogow sidii aad uga caawin lahayd ilaalinta nadaafada jidadka iyo biyo mareenada.