youtube image
From YouTube: Amaanka Dabka ee Guriga (Fire Safety at Home, Somali)

Description

Hubi in uu shaqaynayo si fiicana u rakibanyahay gambaleelka dabka iyo kan sheega suntan carbon monoxide-ka guriga aad degantahay. Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heli kartaa nuqulkaan magaalada Minneapolis ee taxanaha "Ma ogtahay...."