youtube image
From YouTube: Kaxeenta Baaskiilada ee Magaalada Gudaheed (Biking in the City, Somali).

Description

Baasikiiladu waa gaadid caan ah oo loo isticmaalo socdaalka Minneapolis. Ka daawo fiidyowgan taxanaha ee loo yaqaan ''Ma Ogtahay" muhiimada kaxeenta baaskiilada iyo baaburta ee socdaalka jidadka.